Abti Asad
3 MONTH TRANSFORMATION COURSE
3 MONTH TRANSFORMATION COURSE
Couldn't load pickup availability
You’re not lazy. You’re just tired of guessing.
Tired of walking into the gym with no plan.
Tired of diets that don’t make sense — and never last.
Tired of hating the mirror… and pretending it doesn’t bother you.
This course changes all of that.
For just $18, you’ll get a complete, beginner-friendly system to build muscle, burn fat, and transform your body — no confusion, no BS.
✅ A simple gym routine that tells you exactly what to do
✅ A diet designed to melt belly fat fast
✅ Printable tools to track every workout, meal, and body change
✅ Real structure, motivation, and support
You don’t need to be perfect. You just need to start.
And if you’re still reading this?
You’re ready.
Let’s Work.
SOMALI
Ma tihid caajislaw. Waxaad ka daashay un qorsho kasameeysan qiyaas.
Waad ka daashay ayaa lagayaaba inaad tagto gymka adigoo jahwareer ku jira.
Waad ka daashay cuntooyin ama diet aan macno lahayn.
Qorsho laan ama Information laa'aan tu waa mugdi iyo xanuun run ahantii.
Koorsadan waxay kaa badali dhammaan taas.
Kaliya $18, waxaad helaysaa hagitaan buuxa oo fudud oo loogu talagalay bilowga gym — si aad u dhisto murqo, u gubto baruurta, una beddesho jirkaaga — adigoon la kulmin been iyo jahwareer.
Waxaan ku siinaynaa:
✅ Jadwal jimicsi sahlan oo kuu sheegaya waxa aad qabanayso
✅ Diet degdeg ah, oo ku sheegaya cuuntoyinka lagu gubo baruurta caloosha
✅ Qalab la daabacan karo si aad ula socoto jimicsigaaga, cuntadaada, iyo isbeddelka jirkaaga
✅ Dhiirigelin, nidaam, iyo taageero — si ka duwan sidii hore
Wax kaliya oo aad u baahan tahay waa inaad bilowdo.
Haddii aad tan akhrinayso?
Macnaheedu waa waad diyaar tahay.
Let’s Work.
